Somali
Cagaarshowga [Hepatitis B] (ama hep B) waa cudur caam ah ee saameeya malaayiin qof oo dunida dacaladeeda ku nool. Buugyarahan waxaa loogu talagalay inuu kaa caawiyo si aad wax uga fahamto xanuunka hep B iyo in aad barato sida aad u maarayn la hayd.
Buugyarahan dhexdiisa, waxaan ku faahfaahinnaynaa qodobaddan soo socda:
- Sida xanuunkan raaga ee hep B beerkaaga u waxyeeleeyo
- Sida cagaarshowga [hep B] u faafo
- Baaritaanka iyo tallaalka
- Sida xanuunkan raaga ee hep B beerkaaga u waxyeeleeyo
Hepatitis B (or hep B) is a serious liver disease that affects millions of people across the world. This brochure is here to help you better understand hep B and learn how to manage it.
Inside this brochure, we will explore the following topics:
- How chronic hep B affects the liver
- How hep B is spread
- Testing and vaccination
- How chronic hep B is treated